Al Shabaab oo Weerar Qarax lu bilowday saakay ku qaaday Deegaanka Camaara

Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ku lahaayeen deegaanka Camaara ee gobolka Mudug. Weerarka ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay saldhiga ciidanka, waxaana qaraxa kadib weerar toos ah saldhiga ku qaaday dagaalyahano … Continue reading Al Shabaab oo Weerar Qarax lu bilowday saakay ku qaaday Deegaanka Camaara